The Social Network for meeting new people
 

Somali Group

  • https://www.tagged.com/4413336

    hagayso usha mid aad u haysaa Hilin toosan weligii ka habaabi maayo hooyooy addoomuhu halkay maanta joogaan adigow horseedoo intaad hanad xambaartee haaneedka siisee horaadada jaqsiisee habtay baan xisaab iyo tiro lagu heleynoo Marka aad nin hiillo laga baqo hashiisiyo halyey diran dhashaabaa hooyo lagu xasuustaa marka aad nin hoo-loo gurigiisa habaqluhu isku soo halleeyoo hayntiisa quudhoo hor Illaahay geystiyo lama hure dhashaabaa hooyo lagu xasuustaa Marka aad nin himilada hilin toosan mariyoo hir markii la gaaraba ku labaad hilaadshoo haga maatadisoo la higsado dhashaa baa hooyo lagu xasuustaa Marka aad nin hoogiyo ka hor tago dagaalkoo garta hubin yaqaannoo xaqa hoos u eegoo halistiyo colaadaha dabka hura bakhtiiyoo ku hagoogata dhiigoo dadka kale hagaajoo kala haga dhashaa baa hooyo lagu xasuustaa

    Interests and Hobbies - Food - Cooking

    English

    Public

    0

    3

    abdellatif

Forum

No Topics found.

Group Member Levels

  • Creator Created this group
  • Admin Admins this group
  • Master 1,000 Posts and 1,000 Likes
  • Advanced 250 Posts and 250 Likes
  • Intermediate 100 Posts and 100 Likes
  • Beginner 10 Posts and 10 Likes
  • Newbie 0 Posts and 0 Likes